DAAWO-Wasiir Katirsan Somaliland oo Ka Dambeeya Dagaalka…

1
Guddoomiyaha gobolka Sool ee Somaliland Cabdikariin Xuseen Gar Gaar ayaa sheegay in ciidamo ka mushaar qaata Somaliland in ay qayb ka yihiin colaadda iyo dagaalada ka socda deegaanka Dhumay, kuwaas oo sababay dhimashada 60 Qof 85 dhaawac ah, kadib shir jaraa’id oo uu ku qabtay gudaha magaalada Laascaanood. Puntland ayaa hore ugu eedaysay in wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Axmed Kaahin iyo qaar kamid ah masuuliyiinta Somaliland ay ka dambeeyaan dagaalka Dhumay, waxaana haatan xaalku yahay mid culus.

KU LAABO PUNTLANDNEWS.NET Riix

More from Somaliland

Leave a Comment

All iconsv NextPrev Buttons Play icon